“Ilayska Rejada”- Filasho Wacan


front coverWaa buug xanbaarsan qoraalo xikmadaysan oo si kal iyo laab ah u sawiraya duruufaha dhaqan-dhaqaale iyo nololeed ee dhalinyarada af-Soomaaliga ku hadasha.

Waa sheekooyin malo-awaal ah, bal se ku suntan sawirida dhacdooyin xaqiiqnimadeedu suurto gal ka tahay geyiga Soomaalidu degto.

Haa waa waqtiyo adag, oo is wada badalaya!
Mar waa mugdi iyo jahwareer, marna waa ilays iyo rejo.

Waa sawiro xanuun badan oo ku qotoma dhacdooyin maalinle ah, oo markasta dhagahaagu maqlayaan, dhaayahaaguna halacsanayaan.

Fur akhriste indhahaaga,maxaa ka dhacaya halkan iyo halkeer?Back cover

Ma aha is moodsiis iyo is yeel yeel, waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax maalid, murti curin iyo maalin qadin nafeed.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s